Date archive forMay, 2014
By info On Saturday, May 31st, 2014
0 Comments

Wararkii BulshoTV Ee 31 May 2014

Halkan ka Daawo wararkii telefishanka Bulsho TV ee 31 May 2014  More...

By info On Saturday, May 31st, 2014
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Cad Uga Hadlay Musharaxnimadiisa, Khilaafka Xisbiga Kulmiye Iyo Dhacdooyinkii U Danbeeyay Ee Dalka

Hargeysa (Araweelo News Network) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horreysay caddeeyey inuu yahay murrashax mar labaad xisbigiisa u ordaya tartanka madaxtinimo More...

By info On Friday, May 30th, 2014
0 Comments

Gudoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Dhexdhexaadintii Kulmiye

Hargeysa(Araweelo News Network)Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay halka ay marayaso dhexdhexaadinta xsibiga Kulmiye ee sida weyn u abuurtay khilaafka ka aloosan  More...

By info On Friday, May 30th, 2014
0 Comments

Al-shabaab Oo Fagaare Ku Toogatay Dhalinyaro Ay Lagu Eedeeyay Basaasnimo

Buula Madheedh(Araweelo News Network)Al-shabaab ayaa meel Fagaare ah ku toogatay sadex dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay ahaayeen basaasiin u shaqaynayay dawlada Somalia iyo dawlado shisheeye.  More...

By info On Friday, May 30th, 2014
0 Comments

Wasiirk Ku Xigeenkii Amniga Ee Hore Oo Gurigiisa Lagu Weeraray Iyo Wasiir Warancade Oo Ka Hadlay

Hargeysa(Araweelo News Network)wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Cabdullaahi Abokor ayaa lagu weeraray gurigiisa oo ku yaala xaafada jig-jiga yar ee galbeedka magaalada Hargeysa.  More...

By info On Thursday, May 29th, 2014
0 Comments

Kulmiye: Xisbigii Sharka (The Evil Party)

Inta inoo muuqatay Kulmiye waxa uu ahaa mid ka mid ah saddexda Xisbi qaran ee Somaliland laakiin wuxuu ka kooban yahay xisbiyo yaryar iyo kooxo kala aragti duwan ama kala ujeedo ah kaliya  More...

By info On Thursday, May 29th, 2014
0 Comments

Madaxweyne Dalka Kusoo Dabaal Wadada Saxda Ah. By. Cismaan Xuseen Gurxan (Kalash)

Madaxweyne wadada khilaafka xisbiga iyo xukuumaddu waa wadadii xiligii dawladii Cabdiraxmaan Tuur, madaxweyne dadku waa dadkii ku doortay, kuwa khilaafku idinka dhexeeyo ee xisbiguna  More...

By info On Thursday, May 29th, 2014
0 Comments

Hanbalyo Meher

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro  More...

By info On Thursday, May 29th, 2014
0 Comments

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Soo Saaray Liiska Xubnaha Golaha Dhexe Oo Khilaafsan Liiska Ay Hore Usoo Saareen Shirgudoonkii Shirweynaha Xisbiga

Hargeysa(Araweelo News Network)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray liiska Golaha Dhexe ee xisbiga oo tiradoodu ka kooban tahay 244 xubnood, kaas oo  More...

By info On Thursday, May 29th, 2014
0 Comments

Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye Ee Saaxil Iyo Xildhibaano Xidhnaa Saacado Oo Lasoo Daayay

Berbera(Araweelo News Network)Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye ee Saaxil Yuusuf Axmed Halac-dhegoole iyo laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka ee Berbera ayaa xabsiga loo taxaabay. Kadib markii  More...