Wararkii BulshoTV Ee 31 May 2014
Halkan ka Daawo wararkii telefishanka Bulsho TV ee 31 May 2014
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
Halkan ka Daawo wararkii telefishanka Bulsho TV ee 31 May 2014
Hargeysa (Araweelo News Network) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horreysay caddeeyey inuu yahay murrashax mar labaad xisbigiisa u ordaya tartanka madaxtinimo ee
Hargeysa(Araweelo News Network)Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay halka ay marayaso dhexdhexaadinta xsibiga Kulmiye ee sida weyn u abuurtay khilaafka ka aloosan
Buula Madheedh(Araweelo News Network)Al-shabaab ayaa meel Fagaare ah ku toogatay sadex dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay ahaayeen basaasiin u shaqaynayay dawlada Somalia iyo dawlado shisheeye.
Hargeysa(Araweelo News Network)wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Cabdullaahi Abokor ayaa lagu weeraray gurigiisa oo ku yaala xaafada jig-jiga yar ee galbeedka magaalada Hargeysa.
Inta inoo muuqatay Kulmiye waxa uu ahaa mid ka mid ah saddexda Xisbi qaran ee Somaliland laakiin wuxuu ka kooban yahay xisbiyo yaryar iyo kooxo kala aragti duwan ama kala…
Madaxweyne wadada khilaafka xisbiga iyo xukuumaddu waa wadadii xiligii dawladii Cabdiraxmaan Tuur, madaxweyne dadku waa dadkii ku doortay, kuwa khilaafku idinka dhexeeyo ee xisbiguna
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro
Hargeysa(Araweelo News Network)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray liiska Golaha Dhexe ee xisbiga oo tiradoodu ka kooban tahay 244 xubnood, kaas oo
Berbera(Araweelo News Network)Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye ee Saaxil Yuusuf Axmed Halac-dhegoole iyo laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka ee Berbera ayaa xabsiga loo taxaabay. Kadib markii