Date archive forJanuary, 2014
By info On Thursday, January 30th, 2014
0 Comments

Dareen Ka Dhashay Diyaarad Fadhiitay Madaarka Laascaanood, Dadka Deegaanka Oo Usoo Jeediyay Hay’addaha Amniga In Ay Indhaha Ku Hayaan Iyo Jawaabta Wasaaradda Duulista

Laascaanood(Araweelo News Network)Diyaarad kuwa xamuulka qaada ah ayaa fadhiisatay maanta barqadii Madaarka Magaalada Laascaanood oo mudo ku siman dhawr iyo toban sanood aan dhabihiisa  More...

By info On Thursday, January 30th, 2014
0 Comments

Badhasaabka Cusub Ee Togdheer Oo Xilka Kala Wareegay Gudoomiye Xamarji Oo Lagu Sagootiyay Shahaado-sharaf

Burco(Arraweelo News)Guddoomiyaha cusub ee dhowaan Madaxweynaha Somaliland u magcaabay  Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay  More...

By info On Wednesday, January 29th, 2014
0 Comments

Golaheena Wakiilada Somaliland Ma 55 Xildhibaanbaa!!! By. Yuusuf S Wacays

Waxaan is weydooyay Su’aal u baahan inay ka jawaabaan xubnaha Gollaha Wakiilada ee Somaliland iyo Shir-gudoonkoodu, shacabku waxay ogaayeen inay soo doorteen 82 xubnood oo ay ahayd inay matelaan  More...

By info On Wednesday, January 29th, 2014
0 Comments

“Go’aankaygu Waa In Aan Ganbo Cas Xidhnaado Ilaa Laga Aqoonsanayo Somaliland. By. Falleebo

Ummad kasta oo dunidan ku dhex nool waxaay leedahay Hiigsi iyo hami dheer, Wadankasta wuxuu leyey rajo iyo in uu ugu horeeyo aduunka,  Jamhuryada dimuqradiga ah ee Somaliland waxaay jirtay ku dhawaad 24 sanadood  More...

By info On Wednesday, January 29th, 2014
0 Comments

Bulshadu Ha Ka Feejignaadaan Wararka Asqaysan,By, Cabdilahi John

Waxaa jirey maqaalo afka qalaad ee Igiriisigga ku qoran oo aan ka diyaariyey socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, markii uu ku sugnaa dalka Faransiiska, halkaasi oo madaxweynahu  More...

By info On Wednesday, January 29th, 2014
0 Comments

Calanka Somaliland Oo Ka Dhexmuuqda 20 Dal Oo Ka Qaybgelaya Shirweyne Caalami Ah Iyo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Oo Khudbad Ka jeedinaya Madasha Shirkaa

Cape Town (Araweelo News Network)Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ka qaybgalay shirweyne caalami ah oo lagaga hadlayo maalgashiga macdanta Afrika, kaas oo  More...

By info On Wednesday, January 29th, 2014
0 Comments

Ciidamada Somalia Oo Ku Dagaalamaya Shabeeladda Hoose Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Muqdisho( Araweelo News Network) Inta La Ogyahay 7 qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidammo kawada tirsan dowladda Soomaaliya ku dhexmaraya gudaha degmada  More...

By info On Wednesday, January 29th, 2014
0 Comments

Afhayeenkii Xisbiga UCID Oo Si Kulul U Canbaareeyay Xeerka Golaha Wakiiladu Ansixiyeen Oo Uu Sheegay Inuu Yahay Mid Kasoo Horjeeda Dastuurka Dalka

Hargeysa(Araweelo News Network) Afhayeenkii Xisbiga UCID, Garyaqaan Muuse Ismaaciil Qardhab oo dhowaan iska casilay xilkaa ayaa si kulul u canbaareeyay tallaabada golaha wakiilada Somaliland ku meel mariyeen  More...

By info On Tuesday, January 28th, 2014
0 Comments

Faysal Cali Waraabe Oo Qirtay Inuu Hanbalyeeyay Inqilaabka Golaha Wakiiladda Somaliland Kuna Taliyay In Mooshin Ka Dhan Ah Madaxweyne Siilaanyo Ku Xiggo

Hargeysa(Araweelo News Network)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa qirtay in  uu hambalyeeyey Codayntii shalay ka dhacday Baarlamaanka Somaliland ee lagu inqilaabay ku xigeenada  More...

By info On Tuesday, January 28th, 2014
0 Comments

Toban Qaaciido Oo Kuu Fududaynaya Joojinta Sigaarka ,W/Q Siciid xagaa Afrax.

Ka sheekeynta sigaarka iyo sida uu u saameeyo caafimaadka ma ahan wax ku cusub indhaha iyo dhagaha dadyow badan oo caalamka ku nool , kuwaana waxaa ka mid ah dadka soomaaliyeed.  More...