Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Loo Diiday Inuu Soo Dhoweeyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka
Hargeysa(Arraweelo News Network) Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo warbaahinta Madaxa-banaan ayaa loo diiday saaka inay galaan Madaarka Hargeysa xili uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid