Gudoomye Cirro1Stockholm(Araweelo News Network) Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku hanjabay in haddii Madaxtooyaddu ka deynweydo waxa uu ku tilmaamay faragelin lagu hayo

 

golihiisa wakiiladda ay farta dhexda ka qaniini doonaan.

Gudoomiyaha Wakiiladda Somaliland, isla matrkaana ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, wax a uu hadalkaa ka sheegay qudabad uu ka jeediay munaasaibad xisbigiisu ku qabtay dalka Swedan, wuxuuna sheegay in ay xukuumadda

Madaxweyne Siilaanyo ay ku jiraan wasiiro qal-qaaliyiin ah, kuwaas oo uu sheegay in ay dhibaato u keenayaan xukuumadda.
Gudoomiye Cirro wuxuu sidoo kale ka hadlay arrimaha doorashada, qorshayaasha u yaala xisbigiisa iyo arrimo kale

Halkan Ka daawo khudbadaa oo dhamaystiran Riix.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *