Abdikarim Huti1Sana(Araweelo News Network)Hogaamiyihii u sareeyay Xuutiyiinta Shiicada dalka Yaman AdbulKarim Jedban ayaa lagu dilay toogasho gudaha magaalada Sanca ee caasimada dalka Yaman. Kadib markii koox hubaysan oo

 

aan la ogayn tiradooda weerareen xili uu kasoo baxay Salaadii Jimacaha ee shalay.

AbdulKarim oo ka mid ahaa xubnaha Baarlamaanka dalka Yaman ayaa ka mdi ahaa dadka danaynaya shirka dib u heshiisiinta dalka Yaman laga wado qabanqaabadiisa.
Dhinaca kale Kolanyo gaadiid ah oo ay sarnaayeen wefdi ka socday qaramada Midoobay ayaa weerar lagu qaada,

Halkan ka Akhiri warkaa oo dhamaystiran Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *