Hargeysa(Araweelo News Network)Xukuumadda Somaliland ayaa heshiis dhinaca maalgashiga ah la gashay maalqabeeno ka socday dalka China, kuwaas oo mudo todobaad ah
ku sugnaa Somaliland.
Heshiis ka kooban mashaariic kala duwan oo maal-gashi, waxa maanta xarunta Wasaaradda Wershedaha Somaliland ku wada saxeexday Wasiirka Wasaaradda Abiib Diiriye Nuur (Abiib Tma-cad) iyo Maalqabeeno ka socday Warashadlayda dalka shiinaha.
Munaasabada loo qabtay heshiiska qalinka lagu duugay iyo weedhihii laga yidhi halkan ka akhri. Riix
