mudaharaadkufsiga1Muqdisho(Araweelo News network)Weriye ka shaqeeya idaacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho iyo maammulaha idaacada ayaa la xidhay kaddib markii ay tebiyeen wararka gabadh sheegtay in xoog lagu kufsaday.

 

 

Faadima C/qaadir oo da’deedu tahay 19 sano jir, ayaa idaacadda u sheegtay in inta dhafoorka xabad laga saaray la kufsaday. Taas oo sheegtay in labo weriye oo hubaysan ay kufsadeen, isla markaana ay sharafteeda meel kaga dhaceen. Halkan ka akhri warkaa oo dhamaystiran Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *