haweenka adoonsiga loo haystay1London(Arraweelo News Network) Haween mudo ka badan sodon sanadood qaab adoonsi ah loogu haystay dalka Britain ayaa damiin lagu sii daayay.

Haweenkaa oo lagu haystay Koonfurta Magaalada London ayaa tiradooda lagu sheegay in ahaayeen sadex dumar ah, kuwaas oo mudo sodon sanadood ah loogu haystay halkaa qaab ka baxsan qawaaniinta caalamiga ah iyo bini’aadaminimada.

 

Warbaahinta dalka Britain iyo ta caalamka kale ayaa si weyn u qaadaa dhigtay arrintan, waxaana sheekada haweenkaa oo ay haysteen qoys ;amaane Ah laga war helay markii mid ka mid ah ay ka baxsatay goobta l;agu hayay. Lamaanaha arrintan loo xidhay  ayaa la sheegayaa in aanay u dhalan dalka Britain

Warabixintaa oo dhamaystiran halkan ka akhri Riix, ama guji.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *