Kulan Xaasaasi Ah Oo Gudoomiyaha Guurtidu Ku Dhex-dhexaadiyay  Kornaylada Hogaamiya Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiirka MaaliyaddaHargeysa(Araweelo News Network)Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa kulan xaasaasi ah u qabtay Hogaanka Xisbiga Kulmiye

 

 

Kornayl Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Kaahin oo ay weheliyaan Xogahayaha Xisbiga Xasan Siciid iyo Muj. Cabsiiye.

Kulankaa oo ka dhacay caawa guriga gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, waxa dhinaca kale ku weheliyay Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Samaale xubnaha u ololeeya ee wasiiradda iyo xildhibaanada qaarkood, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdi Aw daahir, Wasiirka Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid, Cabdullaahi Blacki iyo Xinif.

Sidoo kale waxa kulankaa goob joog ka ahaa Wasiirka Duulista Maxamuud Haashi, Xasan Gaafaadhi iyo dhawr xildhiban.

Kulanka oo Gudoomiye Saleebaan labada dhinac dhegeystay, waxa uu ahaa mid aan saxaafada loogu tala gelin oo doodo kulul laysku weydaarsaday, isla markaana lagaga hadlay qodobo ay kooxda Wasiirka Maaliyada Cabdicasiis Samaale wateen oo ka koobnaa lix qodob sida ay sheegeen ila wareedyo shebekadda Araweelo News ka heshay, waxay Cabdicasiis Samaale iyo kooxdiisu soo jeediyeen Lix qodob oo kala ahaa

Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:”Table Normal”; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-parent:””; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin:0in; mso-para-margin-bottom:.0001pt; mso-pagination:widow-orphan; font-size:10.0pt; font-family:”Calibri”,”sans-serif”; mso-bidi-font-family:”Times New Roman”;}

Halkan Ka Akhri warkaa oo dhamaystiran Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *