Date archive forJune, 2013
By info On Sunday, June 30th, 2013
0 Comments

Xiisada Dagaalka Kismaayo Oo Weji Kale Yeeshay Kadib Ciidamada Kenya Oo Lagu Eedeeyay Inay Dagaalka La Safteen Axmed Madoobe

Kismaayo(Arraweelo News) Xiisadaha dagaalka labadii maalmood ee u danbeeyay ka socday xarunta Jubada Hoose ee Kismaayo ayaa weji kale yeeshay. Kadib markii ay soo bexeen eedaymo Ciidamada  More...

By info On Sunday, June 30th, 2013
0 Comments

Saraal Al-shabaab Ah Oo La Socday Sheekh Xasan Daahir Aways Oo Ka Baxsaday Madaarka Muqdisho Kana Hadlay Wixii Dhacay

Muqdisho(Araweelo News Network) Afhayeenkii Ururka Xisbul Islaam Max’med Cabdi Caruus oo ka mid ahaa saraakiisha la socotay Sheekh Aways ee dhinaca Baraawe ay kasoo wada firxadeen, ayaa ka badbaaday in gacanta More...

By info On Sunday, June 30th, 2013
0 Comments

Sheekh Xasan Daahir Aways Oo Xabsiga La Dhigay Kadib Markii Kooxdii Waday Xoog Lagaga Wareejiyay

Muqdisho(Araweelo News Network)Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Sheekh Xasan Daahir Aweys. Kadib markii xalay ay ka degeen Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho More...

By info On Saturday, June 29th, 2013
0 Comments

Al-shabaab Oo Xaqiijiyay Geerida Ibraahin Afgaani Iyo Macalin Burhaana

Baraawe(Araweelo News Network) Afhayeenka Cidamada Al-Shabaab Sh.C/Caziiz Abuu Muscab ayaa markii ugu horeysay ka hadlay howlgallo ay Ciidamadoodu fuliyeen,  kuwaas  oo ka dhan ahaa xubno mihiim ah oo ka tirsanaa More...

By info On Saturday, June 29th, 2013
0 Comments

Xasan Daahir Aways Oo Lagu Jujuubay Inuu Ka Dego Muqdisho

Cadaaddo(Arrweelo News) Sheekh Xasan Daahir Aways oo maalmahan ku sugnaa deegaanka Caddaado ee xarunta Galguduud ayaa si jujuub ah looga dejiyay caawa magaalada Muqdisho. Kadib  markii garoonka macmalka ah  More...

By info On Saturday, June 29th, 2013
0 Comments

Xaaladdaha Iyo Duruufaha ku Gedaaman Carruurta iyo Haweenka Somaliland Ee Dhinacyada Caafimaadka,Waxbarashada Iyo Daryeelka

Hargeysa (Arraweelo News) Xog-ururin ballaadhan oo lagu sameeyey xaalladaha nololleed ee ay ku sugan yihiin Haweenka iyo Carruurta Somaliland ayaa iftiimisay dhibaatooyinka dhinacyada Caafimaadka, Waxbarshada duruufaha More...

By info On Friday, June 28th, 2013
0 Comments

Dagaalo Ka Socda Kismaayo Iyo Ciidamada Kenya Oo Xabsiga U Taxaabay Sarkaalkii Abaanduulihii Ciidamada Dawlada Ee Ku Sugan Kismaayo

Kismaayo(Arraweelo News) Dagalo ayaa ka socda magalada sida weyn loogu muransanaa maamulkeeda mudooyinkii u danbeeyay ee Kismaayo ee xarunta u ah gobalka Jubbada Hoose, dagaalka ayaa ka dhex-qarxay maleeshiyaad More...

By info On Friday, June 28th, 2013
0 Comments

Xubnaha Gacanta U Galay Amiirka Al-shabaab Ee Kooxdii Ibraahim Afgaani, Rooboow Iyo Wararkii U Danbeeyay

Baraawe(Arraweelo News) Hawlgalka Xarakada Al-Shbabaab ee Guutada Amniyaadka ee hoostaga Amiirka Axmed Cabdi Godane, ayaa weerar ay ku qaadeen todobaadkan degmada Baraawe , waxay howlgalkaa oo sababay dhimasho iyo More...

By info On Thursday, June 27th, 2013
0 Comments

Hogaamiyaha Al-shabaab Goddane Oo Amar Ku Bixiyay In Gacanta Lagu Dhigo Xasan Daahir Iyo Rooboow,Kana Hadlay Khilaafka Dhexdooda

Baraawe(Arraweelo News) Hogaamiyaha Kooxda Alshabaab Ahmed Abdi Godane ayaa ku amray guutooyin uu sheegay inay ku sugan yihiin Gal-guduud iyo Bay iyo Bakool inay gacanta kusoo dhigaan Xasan Daahir Aways iyo  More...

By info On Thursday, June 27th, 2013
0 Comments

Qorshe La Doonayay In Sheekh Xasan Daahir Aways Loogu Duuliyo Muqdsiho Oo Muran Ka Taaganyahay

  Galguduud(araweelo News Netwok) Saraakiil ka tirsan dawlada Xasan Sheekh Maxamuud (Xasan Gurguurte) ayaa gaadhay maanta magaalada Galguduud ee xarunta Maamulmalka Ximan iyo xeeb ee Badhtamaha Somalia. Kadib markii More...