Date archive forMay, 2013
By info On Friday, May 31st, 2013
0 Comments

Gudoomiyaha Kulmiye Muj. Muuse Biixi Iyo Wefdigiisa Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Duleedka Washington Iyo Kulamada U Qorshaysan

Washington(Araweelo News Network) Waxa magaalada Seattle ee gobolka Washington ku sugan wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee  More...

By info On Friday, May 31st, 2013
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qoyshaynaya Inuu Wax Ka Bedelo Muuqaalka Xukuumaddiisa, Magacyadda Xubnaha Cusub Iyo Suurtagalnimada Inuu Kala Daadiyo Kooxda Wadaada Awooda Badan, Faallo: By, Carraale M. Jama

Madaxweynaha Somaliland Axmed  Siilaanyo ayaa la filayaa inuu qorshaynayo  waqtigan sidii uu wax uga bedeli lahaa muuqaalka Xukuumaddiisa iyo siyaasadiisa ku waajahan  More...

By info On Friday, May 31st, 2013
0 Comments

Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Oo Deeq Lacageed Ku Daray Dhismaha Madaarka Burco

Burco(Arraweelo News) Ganacsaddaha Caanka ah Axmed Cismaan Geelle oo ganacsi ku leh , Dalalka Somaliland iyo Djabouti ayaa lacag gaadhaysa $ 20,000 oo Dollar ugu deeqay dhismaha  More...

By info On Friday, May 31st, 2013
0 Comments

Sidee U Dhisi Kartaa Naftaadda Qaado Toban Tilmaamood, Eng. Mahbuub Hussein Ismail

Inta aan maqaalkan bilaabin Ka hor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinku iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faalloodo arrintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan  More...

By info On Friday, May 31st, 2013
0 Comments

Sidee U Dhisi Kartaa Naftaadda Qaado Toban Tilmaamood, Eng. Mahbuub Hussein Ismail

Inta aan maqaalkan bilaabin Ka hor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinku iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faalloodo arrintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan  More...

By info On Friday, May 31st, 2013
0 Comments

Xukuumadda Somaliland Iyo Dawlada Britain Oo Kala Saxeexday Heshiis Dhawr Qodob Ka Kooban

Hargeysa(Araweelo News Network)Xukuumadda Somaliland ayaa heshiis la gashay dawlada Britain, kaas oo wax ka taraya dhinacyada amaanka labada dal iyo xidhiidhka  More...

By info On Friday, May 31st, 2013
0 Comments

Cali Warancadde Oo Ka Digay Khatar Kusoo Foolleh Somaliland

Hargeysa(Arraweelo News) Wasiirkii hore ee Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Cali Maxamed Waran-cadde ayaa ka digay shirqoolo siyaasadeed oo ay dawladda Soomaaliya u qoolayso  More...

By info On Thursday, May 30th, 2013
0 Comments

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somalialnd Oo Isbedel Ku Sameeyay Saraakiisha Laamaha Qaarkood Kadib AWaamiir Kaga Timi Madaxtooyadda

Hargeysa(Araweelo News Network) Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa isbedel ku sameeyay qaar ka mid ah Saraakiisha maamulka Laamaha Baanka qaarkood.  More...

By info On Thursday, May 30th, 2013
0 Comments

Meher Wacan Mr. Sacad Muuse Ibraahim & Ifraax Cali Cabdi

Aabbo Cali Cabdi Cabdillaahi, Hooyo Xalliimo Cabdi Cumar, Layla Cali Cabdi iyo carruurteeda, Samsam Cali Cabdi iyo carruurteeda, Safiya Cali Cabdi iyo carruurteeda,  More...

By info On Thursday, May 30th, 2013
0 Comments

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Isku Maandhaafay Mashruuc Qandaraaskiisa Hore Loogu Bixiyay Eexda Iyo Qaraabakiilka Madaxtooyadda Somaliland

Hargeysa(Araweelo News Network)Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland iyo golaha deegaanka Hargeysa ayaa ku muaransan mashruuc waraaqaha aqoonsiga la doonayo in loogu sameeyo  More...