Aabbo Cali Cabdi Cabdillaahi, Hooyo Xalliimo Cabdi Cumar, Layla Cali Cabdi iyo carruurteeda, Samsam Cali Cabdi iyo carruurteeda, Safiya Cali Cabdi iyo carruurteeda,

Xamda Cali Cabdi, Maxamed Cali Cabdi iyo carruurtiisa, Guuleed Cali Cabdi,  Khaalid Cali Cabdi, Hana Cali Cabdi iyo Nimco Cali Cabdi. Dhammaan dadkaas oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibaddiisa, gaar ahaan caasimadda Hargeysa iyo wadanka Ingiriiska, waxay hambalyo u dirayaan meherka;

Sacad Muuse Ibraahim & Ifraax Cali Cabdi Oo 18 May 2013 meherkoodu ka dhacay hudheelka Crown ee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu nedaago, Ilaahayna aqal-galkiina ha idinku gaadhsiiyo bash-bash, barwaaqo iyo caafimaad qab. Aamiin…Aamiin…


MEHER WACAN

Siciid Axmed Saalax, marwadiisa Safiya Cali Cabdi iyo wiilkooda Liibaan Siciid Axmed, waxay hambalyo u dirayaan;

Sacad Muuse Ibraahim & Ifraax Cali Cabdi Oo 18 May 2013 meherkoodu ka dhacay hudheelka Crown ee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu nedaago, Ilaahayna aqal-galkiina ha idinku gaadhsiiyo bash-bash, barwaaqo iyo caafimaad qab. Aamiin…Aamiin…

MEHER WACAN

Maxamed Sacad Dhimbiil, xaaskiisa Samsam Cali Cabdi iyo carruurtooda oo kala ah; Sacad Maxamed Sacad iyo Raaniya Maxamed Sacad, waxay hambalyo farxad leh u dirayaan;

Sacad Muuse Ibraah & Ifraax Cali Cabdi Oo 18 May 2013 meherkoodu ka dhacay hudheelka Crown ee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu nedaago, Ilaahayna aqal-galkiina ha idinku gaadhsiiyo bash-bash, barwaaqo iyo caafimaad qab. Aamiin…Aamiin…

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *