Burco(Arraweelo News) Ganacsaddaha Caanka ah Axmed Cismaan Geelle oo ganacsi ku leh , Dalalka Somaliland iyo Djabouti ayaa lacag gaadhaysa $ 20,000 oo Dollar ugu deeqay dhismaha

Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Burco.

Axmed Cismaan Geelle oo ka mid ah ganacsatadda Maalgashiga ugu balaadhan ka sameeyay dalka Somaliland ayaa deeqdaasi lacageed gaadhsiiyay xildhibaanadda Cali Mareexaan iyo Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeyo oo iyagu dhawaan booqday Magaaladda Djabouti.

Deeqdan ayaa noqonaysa midii ugu horeysay ee ay Warshadda Sharaabka ee SBI ay Guddoonsiisodhismaha garoonka  diyaraadaha ee Magaaladda Burco.

Warshadda sharaabka ah ee SBI oo uu Ganacsade Axmed Cismaan Geelle ka hir-geliyay dalka ayaa waxa ay shaqo abuur balaadhan u samaysay dhalinyaradii ugu badnayd, waxaana sanadka labaad ee hadda u bilawday warshadaasi ay shaaciyeen in ay shaqo abuurkii ugu balaadhnaa u samayn doonaan dhalinyarada reer Somaliland.

jaamac132@gmail.com

info@araweelonews.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *