Qaylo Kasoo Yeedhay Xarunta Daryeelka iyo Xanaanaynta Dadka la Nool Xanuunka Dilaaga Ah HIV/Aids Ee Hargeysa
Hargeysa(ANN)Qaar ka mid ah dadka la nool xannuunka dilaaga ah ee HIV/AIDS-ka ee ku dhaqan caasimadda Hargeysa, ayaa cabashooyin ka muujiyey taakulooyin raashin iyo dawooyin laga jaray oo hay’addo caalami…