Wasiirka Caafimaadka Oo Difaacay Tayadda Dawooyinka Somaliland Iyo Sababaha Hay’adduhu Adeegyada Caafimaad Ee Gobolada Bariga Uga Cagga-Jiideen
Hargeysa(ANN)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Maxamed Maxamud (Xuseen-xoog) ayaa difaacay tayada dawooyinka dalka Somaliland lagu isticmaalo ee cabashooyinka iyo saluuga bulshada caadiga ah iyo bukaankuba ka muujiyaan.