Month: July 2011

“Haddii Koonfurta Suudaan iyo Eratariya Madax-bannaani Heleen, Somaliland-na Way Heli Doontaa” Warbixin Lagaga Hadlay qaabkii Bulshooyinka Somaliland iyo Koonfurta Suudaan loola macaamili jiray Iyo Fursadaha Aqoonsiga Somaliland

Hargeysa(ANN) “Haddii ay Koonfurta Suudaan iyo Eratariya ay madaxbannaani heleen, Somaliland-na way heli doontaa,” hadalkan oo laga soo xigtay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa lagu bilaabay warbixin…