Date archive forJuly, 2011
By info On Sunday, July 31st, 2011
0 Comments

Waxyaabaha U Qabsoomay Saddexdii Bilood Ee Lasoo Dhaafay Wasaaraddaha Beeraha , Macdanta, Tamarta Iyo Biyaha Ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Qaybtii 5aad

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigtay waxqabadka wasaaradaha Ha’yadaha dawliga ah ee sadexdii bilood ee la soo dhaafay, taas oo qayb ka ah balanqaadkii xiligii Ololaha doorashada eek al hore Madaxweyne More...

By info On Sunday, July 31st, 2011
0 Comments

Shirweynihii afraad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Oo Doortay Hoggaan cusub.

Hargeysa(ANN)Shirweynaha afraad ee Ururka SOLJA ayaa shlay lagu soo gebe-gebeeyay Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa,  waxaana  lagu doortay 15 Xubnood oo ah Gudida fulinta ee Ururkaa, kuwaas  oo iyaguna More...

By info On Sunday, July 31st, 2011
0 Comments

Xukuumadda Somaliland Oo Iska Fogaysay Dhaleecayn Kaga Timi Garabka Faysal Cali Waraabe Ee Xisbiga UCID, Uguna Baaqday Labada Dhinac Inay Isu Tanaasulaan, Ama Sharciga Ku Kala Baxaan

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa iska  fogaysay, isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaanatay eedo ka soo yeedhayay Guddoomiyaha garabka xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe. Kadib  markii uu  ku eedeeyay More...

By info On Sunday, July 31st, 2011
0 Comments

Doorashada Guddida Qabanqaabada Xidhiidhka Kubbadaha Gacmaha Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay

Hargeysa (ANN) Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Cabdi Siciid Faahiye, ayaa soo saaray maanta liiska guddi loo xilsaaray qabanqaabada shirweyne lagu dooran doono xidhiidhka cusub ee kubadaha More...

By info On Sunday, July 31st, 2011
0 Comments

Golaha Wakiilada Oo Meel Mariyay Xeerka Furashada Ururada Siyaasada Iyo Mudanayaal Ka Dareeray Madasha Oo Saluugay Qaabka Loo Maamulay Kaabista Iyo Wax Ka Bedelka Xeerkaa

Hargeysa(ANN)Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ansixiyay Xeerka furashada ururadda siyaasada iyo wax ka bedelka xeerka doorashooyinka, kaas oo dhinaca kalena ilaalinaya oo dabar u More...

By info On Sunday, July 31st, 2011
0 Comments

Madaxweyne Siilaayo Oo Kulan Casuumadeed Ugu Sameeyay Qurba-jooga Somaliland Ee Ku Sugan Dalka Qasriga Madaxtooyada

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa qurba-jooga Somaliland ee ka kala yimi daafaha dunida ugu sameeyey xarunta madaxtooyada martiqaad ballaadhan oo isugu jira casho-sharaf More...

By info On Saturday, July 30th, 2011
0 Comments

Waxqabadka Wasaaradaha Caafimaadka Iyo Waxbarshada Saddexdii Bilood Ee Lasoo Dhaafay Qaybtii 4aad

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigtay waxqabadka wasaaradaha Ha’yadaha dawliga ah ee sadexdii bilood ee la soo dhaafay, taas oo qayb ka ah balanqaadkii xiligii Ololaha doorashada eek al hore Madaxweyne More...

By info On Saturday, July 30th, 2011
0 Comments

Gudoomiyaha Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Oo Shaaciyay Deeq Hordhac Ah Oo Loogu Gurmanayo Dadka Abaaraha Iyo Macaluushu Ku Habsadeen Ee Koonfurta Somalia

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Mudane Maxamed Siciid Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday in hordhac ah oo  degdeg ah oo gaadhaysa  boqol kun oo Dollarka Maraykanka ah ay Shirkaduhu gaadhsiinayaan More...

By info On Saturday, July 30th, 2011
0 Comments

Faysal Cali Waraabe Oo Saaka Laga Waabiyay Xarunta Xisbigaa Ee Dawladu La Wareegtay, Booliska Iyo Taageerayaashiisa Oo Isku Dhacay, Taayiro La Gubay Iyo Weedhihii Uu Ka Yidhi Dhacddadaa

Hargeysa(ANN)Gudoomiyaha Xilka laga qaaday ee Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe oo laga waabiyay saka xarunta xisbigaasi ku leeyahay Magaalada Hargeysa. Kadib markii uu damcay  More...

By info On Friday, July 29th, 2011
0 Comments

GABILEY OO NOQOTAY HALKII UGU HOREYSAY EE MADAXWEYNE AXMED SIILAANYO UMMADDA UGU QUDBADEEYO. By, Ahmed Arwo

Kulanka aan loo kala hadhin iyo fagaaraha weyne ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo kula hadal reer Gabiiley, waxay ka dhigtay magaaladii ugu horeysay ee uu inta xilkan loo doortay uu fagaaare kala hadlo. Waa astaan More...