Saansaanta Doorashada Madaxtooyada
Doorashadii madaxtooyada ee qabsoontay bishii April ee sannadkii 2003 iyo doorashada maanta ee 26 Juun, waa laba doorasho oo aad u kala duwan oo kaaf iyo kala dheeri ah.
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
Doorashadii madaxtooyada ee qabsoontay bishii April ee sannadkii 2003 iyo doorashada maanta ee 26 Juun, waa laba doorasho oo aad u kala duwan oo kaaf iyo kala dheeri ah.
Doorashadii madaxtooyada ee qabsoontay bishii April ee sannadkii 2003 iyo doorashada maanta ee 26 Juun, waa laba doorasho oo aad u kala duwan oo kaaf iyo kala dheeri ah. Madaxweyne…
Hargeysa(ANN)-Muran Gacan ka hadal ah ayaa shalay subaxnimidii hore ku dhexmaray Ciidanka Bilayska iyo Ganacsatada wax ku iibiya Suuqa yare ee deyrka Idaacada dhiniciisa Bari. Ka dib markii koox ka…
Maxkamadda sare ee Federaalka Maraykanka ayaa dabayaaqayadii todobaadkan soo saartay qaraar ay ku xaqiijinay in Eedaysane Ex Jen, Maxamed Cali Samatar oo loo haystay jidh-dil xasuuq iyo xadgudub denbiyo ka…
Hargeysa(ANN)-Guddiga Ilaalinta iyo lasocodka hawlaha Doorashada oo ah Gudi dhowaan loo magcaabay inay kormeeraan hawlaha Doorashada iyo tartanka Axsaabta ayaa markii u horaysay ka hadlay qaabka shaqadooda, waajibaadka waxyaabaha ay…
Hargeysa(ANN)-Askarta Ilaalada Madaxtooyada ayaa Maanta Duhurkii weerar ku qaaday Guri ku yaala dhismaha dhinaca Woqooyi kaga soo jeeda wajahada laga galo Xarunta Qasriga, halkaas oo laga furayay Xafiis cusub oo…
Hargeysa (ANN)- Saddex iyo toban xildhibaan oo ka tirsanaa xubnaha Golaha Wakiillada ugu jira Labada Xisbi ee UDUB iyo UCID, ayaa shaaca ka qaaday shalay inay taageeradoodii siyaasadeed si rasmi…
Madaxweyne Daahir Rayaale oo ah Gudoomiyaha UDUB, ee mudada doorashada sida ku meel gaadhka ah xilka u sii haya ayaa hbeen hore caweyskii Madaxtooyada kasoo hurgufay Magacyada raxan Wasiir dawlayaal…