Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Oo Lagaga Dhawaaqay Dunida Islaamka, Madaxweynaha Somaliland Oo shacabiga Ku hanbalyeeyay Iyo Wasiirka Diinta Oo Culimada Masaajidada Fariin U Diray

Hargeysa(ANN)Bisha barakaysan ee ramadaan, ayaa caawa laga iclaamiyay curashadeeda dinida Islaamka. Kadib markii meelo baddan laga arkay dhalashada bisha. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacbiga Somaliland ugu bushaareeyay

curashada bisha.
Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha, ayaa lagu yidhi sidan:-“Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud  (Silaanyo)  waxa uu Shacbiga Somaliland Meelkasta oo ay Joogaanba Dalka Guddihiisa & Debediisaba ugu Bushaaraynayaa,  uguna Hambalyeynayaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay, wuxuuna  uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo, waxa kale oo madaxwaynuhu uu Dhambaalkan mid la mida u Dirayaa Shucuurta islaamka ee Caalamka oo dhan. “

Published
Categorised as Warar

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *