Laba Daran Mid Dooro , By Omer Suleiman Ali
Shabaabta iyo kuwo kaleba waxay sheegtaan in ay doonayaan in kitaabka Alle lagu dhaqmo. Waana arrin xaq ah oo nagu waajib ah in mar haddii aynu nahay dad islaam ah…
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
Shabaabta iyo kuwo kaleba waxay sheegtaan in ay doonayaan in kitaabka Alle lagu dhaqmo. Waana arrin xaq ah oo nagu waajib ah in mar haddii aynu nahay dad islaam ah…
“Israaci Somalia iyo Somaliland ee 1-da July 1960-kii wuxuu ahaa Road mapkii, ama dhabbadii loo maraayey Somaliweyn oo ahayd Shanta Somaliyeed. Waa riyo aan marnaba dhab noqonayn, dabcan dhabbadii loo…
Xilliga gabaygu soo baxay waa xilli dunidu u qaabaysnayd bari iyo galbeed, wadamada horay u maray iyo kuwa daba jiitamaya, iyo wadamada dhexdhexaadka sheegta oo
Xiligii gudashada Waajibaadka Xajka ee sanadlaha ahayd ayaa mar kale ina soo gashay. Sidoo kale, waxa iyana ina soo gashay doodii raqiiska ahayd ee xujaajta Somaliland ka tagaysa iyo
Illaahay naxariistiisa ha ugu deeqo’e 26kii bishii inna dhaaftay waxa geeriyoodey Abwaankii weynaa Cabdillaahi Macallin Axmed Cismaan oo loo yaqaannay Dhoodaan, oo lagu
Gudashada xajku waa arrin waajib ah oo qof kasta oo muslim ah laga doonayo in uu noloshiisa hal mar tago xajka haddii uu awood u helo. Awooddu waxaa ka mid…
Mudo ayaa kasoo wareegtay markii Tahriibtu dhalinyaradda loo aqoonsaday inay tahay masiibo qaran, taas oo shacab iyo xukuumadba dadaal looga galay sidii loo baajin lahaa
Nidaamyada Digtaatooriga ah iyo Dawladaha aanu maamul wanaagu ka jirin ee xalaalaystay, musuqa, eexda iyo qaraaba kiilku waxay ka siman yihiin hirgelinta warbaahin si aad ah loo maal geliyo oo…
Damaca Xisbiyadan mucaaridka ah wuxu uu ku salaysan yahay Cad yahow ku Cunay ama ku Ciideeyey odhaahdaasina waxay ay khatar ku tahay jiritaanka Shacabka hadaanan laga hortagin.
Hargeysa (Araweelo News Network)Wadaadka mayalka-adag Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geelle oo hore u samaystay urur-diimeedkii xukuumadda Somaliland