Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr oo degan dalka  UK, wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa

qoysaskii asxaabtii iyo eheladii ay ka baxeen

Marxuum:    Cabdiraxmaan Faarax Sugaal
Marxuum:    Professor Maxamuud Cali Hanfi, wuxuuna Illaahay uga baryayaa inuu labada marxuum janadii fardawsa ka waraabiyo, qoysaskii, eheladii iyo asxaabtii ay ka baxeena Samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin        

Innaa LILLAAHI Wa Innaa ILEEYHI Raajicuun

By info

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *