Tcasi Marxuumad Maryam Cali Buux


A.Naazer Awad Dooyo, Xaaji Maxamuud Daahir Cabdi(Jibbe), Cabdiraxmaan Axmed Shookari, Ibraahim Axmed Saalax, Cabdiqaadir Ismaaciil Guribar, Cabdirisaaq

Maxamuud Maxamed Guure, Cumar Cabdi Ibraahim iyo Dhamaan Asxaabta kala duwan ee Mustafe waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u  dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii, ay ka baxday Marxuumad. Maryam Cali Buux oo ku Geeryootay Dhakhtarka weyn ee Caasimadda Hargeysa.

Waxayna Maxuumadda Eebbe uga baryayaan inuu Jannadii Farduusa ka waraabiyo dhammaan Samir iyo Iimaan Eebbe ka siiyo Eheladii Qaraabadii iyo Qoyskii ay ka geeryoodey Marxuumad Maryam Cali Buux.

Shabakadda Somdaily News oo Tacsidaas mid la’mid ah u diraysa Marxuumadda

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN.

Published
Categorised as Tacsi

Leave a comment

Your email address will not be published.