Madaxweyne Siilaanyo Tacsiyeey Qoyskii Uu Ka baxay Marxuum Axmed Carte Jaamac

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa

Qoyskii, Eheladii & Asxaabtii uu ka Geeriyooday MARXUUM AXMED CARTE JAAMAC oo ku Geeriyooday Dalka Januuti.

Madaxwaynuhu wuxu  ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyski iyo Eheladii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin
INAA ILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN

Published
Categorised as Tacsi

Leave a comment

Your email address will not be published.