Tafaftiraha shebekada Araweelonews, Carraale M. Jama , Tafaftiraha wargeyska Jamhuuriya , Maxamed Cumar

Cabdi,  Mustafe Timir iyo dhamaan shaqaalaha iyo hawlwadeenada Araweelonews, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Axmed Shire Maxamed (Baandheeye),  iyo dhamaan Ilama Shire Maxamed oo aabohood Illaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee ku geeriyooday shalay Degmada Yufle ee gobolka Sannaag. Waxayna Illaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo  Marxuumka dhamaan qoyskii, qaraabadii  iyo ehelkiina samair iyo iimaan ka siiyo. Aamiin   Aamiin Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *