Wasiirka Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shirre, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, Xildhibaan Naasir Xaaji Cali shire

Xildhibaan Aadan Xaaji Diiriye, Maxamed Cabdillaahi Cabsiiye (La-taliyaha madaxweynaha ee goleyaasha), Chief-caaqil Geedi Saleebaan
Maxamed Cilmi Aadan (Chief-of-protocolka madaxtooyadda)
Xildhibaan Yuusuf Cali Nuur
Siciid Cabdillaahi Maax
Axmed Baaruud
Kinsi Maxamed Cilleeye
Reer Cabdillaahi Ducaale
Reer Maxamuud Diiriye oo kala ah ayaan, ikraan, amaal, idil, mustafe, shaafici, maxamed-caqli
Reer Cismaan Maax oo kala ah Koos, Khadra, Luul, Hinda, Cabdi  Cismaan iyo
Tifatiraha guud ee shebebadda Berberanews Maxamed Xarrago waxay Xildhibaannada, masuulliyiinta, tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehladii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Carfi Axmed oo shalay ku geeriyootay magaalada London ee Cariga Ingiriiska.  Gaar ahaan waxay tacsiyada u dirayaan Caasha Xuseen Maraykan iyo dhammaan qoyska reer Xuseen Maraykan.
Waxaannu Ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo.

Aamiin Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *