Wasiirka madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan,  Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Xasan Cabdi Madar, Maareeyaha Xafiiska Sama-walka Madaxtooyada jamhuuriyada Somaliland Marwo: Aamina Maxamuud Diiriye, Agaasimaha

Gaadiidka Madaxtooyada Mudane Abshir Xasan Xaashi,  Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada Maxamed Xirsi Xasan Digaale iyo Dhamaan La-taliyeyaasha Madaxweynaha JSL iyo  Dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Madaxtooyadu waxay Tacsi u dirayaan Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha ee Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamuud Cabdilaahi Xarbi oo ay ka Tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Walaalkii CUMAR CABDILLAAHI XARBI oo ku geeriyooday 29/10/2011 Wadanka Jarmalka.

Dhamaan Bahda Wasaaradda Madaxtooyadu waxay ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumka in uu naxariistii janna Fardawsa ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Iimaanka siiyo.
INNAA LILAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJUCUUN

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *