Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Maxamed Aw Siciid Geedi iyo Dhamaan Qoyska reer Aw-siciid Geedi oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid Hooyadood MARXUUMA CAMBARO FAARAX NUUR oo 02/12/2011 (Jimcihii) ku

 

geeriyootay Magaalada Hargeysa

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumada inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Tacsi 
Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ku hadlya Magaca Ururka Udhis  iyo  asxaabta kala ah Xil, Ibraahin Fudhuulle, Axmed Xuseen Caabi, Maxamuud Amiin Cigge, Rashiid Maxamed Jaamac, Xuseen Maxamuud Aadan iyo  Axmed Maxamed Dalmar,  waxay tacsi  u dirayaan Maxamed Aw Siciid Geedi iyo Dhamaan Qoyska reer Aw-siciid Geedi , iyagoo ka tacsiyadaynaya  Geerida ku timid Hooyadood Marxuumad   CAMBARO FAARAX NUUR oo 02/12/2011 (Jimcihii) ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, waxayna Illaahay uga baryayaan inuu Marxuumadda jannadii Fardawsa ka waraabiyo qoyskii,   qarabadii iyo Ehelkiina samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Sidoo kale Dhamaan  Maamulka Hawlwadeenada iyo shaqaalaha  shebekada Araweelonews, waxay tacsi taa la  mid ah u dirayaan u dirayaan Maxamed Aw Siciid Geedi iyo Dhamaan Qoyska reer Aw-siciid Geedi , iyagoo ka tacsiyadaynaya  Geerida ku timid Hooyadood Marxuumad   CAMBARO FAARAX NUUR oo 02/12/2011 (Jimcihii) ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, waxayna Illaahay uga baryayaan inuu Marxuumadda jannadii Fardawsa ka waraabiyo qoyskii,   qarabadii iyo Ehelkiina samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
IN-NAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Sidoo kale Mustashaar Maxamed Muxiyadiin Abu-Camaar, wuxuu  tacsi taa la  mid ah u dirayaa  Maxamed Aw Siciid Geedi iyo Dhamaan Qoyska reer Aw-siciid Geedi , isagoo ka tacsiyadaynaya  Geerida ku timid Hooyadood Marxuumad   CAMBARO FAARAX NUUR oo 02/12/2011 (Jimcihii) ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, wuxuuna  Illaahay uga baryayaa  inuu Marxuumadda jannadii Fardawsa ka waraabiyo qoyskii,   qarabadii iyo Ehelkiina samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Mustashaar Maxamed Muxiyadiin Abu-Camaar

IN-NAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *