Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha madaxtooyadu Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsi u dirayaan Mowliid Maxamed Xaashi oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Adeerkii MARXUUM, MUXUMED XAASHI CIGAAL, oo ku geeriyooday Magaalada

Hargeysa 16/04/2012 laguna aasay Hargeysa.

Sidoo kale Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha madaxtooyadu waxay Ehelkii, Qaraabdii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu kabaxay Marxuumku ALLE uga rajaynayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumkana Naxariistii janno ka waraabiyo

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *