Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay MARXUUUM, MAXAMED CABDULLE WALANWAL (SIX), oo Xilal kala duwan, ka soo qabtay

dawladihii ka danbeyey intii gobonimada la helay.
Markuumka oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa 16/04/20102, laguna aasidoono 17/04/2012 Hargysa gaar ahaan Xabaalaha Naaso-hablood 10:00 Subaxnimo.

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
sidoo kale Weriyayaasha iyo Hawlwadeenada Shebekada Araweelonews waxay  tacsi taa la mid ah u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay MARXUUUM, MAXAMED CABDULLE WALANWAL (SIX), oo Xilal kala duwan, ka soo qabtay dawladihii ka danbeyey intii gobonimada la helay.
Markuumka oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa 16/04/20102, laguna aasidoono 17/04/2012 Hargysa gaar ahaan Xabaalaha Naaso-hablood 10:00 Subaxnimo.
waxayna ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.  Aamiin Aamiin Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *