-
Published On: Fri, May 4th, 2012

Tacsi Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhu Raajucuun

Smiley face
Share This
Tags

Taliyaha Ciidanka Illaalada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland  General. Faysal kaamil Ciise, waxa uu tacsi u dirayaa Ciidanka illaalada madaxtooyada JSL, isaga oo ka tacsiyadaynaya Geerida ku timid MARXUUM. JAAMAC XUSEEN CAWAALE (BIREEYE) oo ka mid ahaa Ciidanka Illaalada Madaxtooyada

oo geeriyooday Magaalada Hargeysa 01/05/2012 (Salaasa) laguna aasay Xabaalaha Naaso hablood.

Sidoo kale Taliyuhu waxa uu tacsi, taasi la mida u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii  uu ka baxay Marxuumku.

Taliyuhu waxa uu illaahay uga rajaynayaa marxuumka inuu Naxariistii Jannatu Fardawsa ka waraabiyo, Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

-NAA LI-LAAHI WA-INAA ILLAYHI RAAJUCUUN

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>