-
Published On: Sat, Aug 9th, 2014

Tacsi Marxuum Maxamed Yuusuf Jaamac (Dhegay)

Smiley face
Share This
Tags

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar, Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali, Wasiiru-dawlaha

Madaxtooyada JSL, Mudane Maxamed Muuse Abees, Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, Xoghayaha gaarka ee Saxaafada Madaxtooyada JSL,  Naasir Yuusuf Daahir, Protocolka Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi), Protocol ku xigeenka Madaxtooyada Caydaruus Mahdi Xaashi.

Dhamaan Masuuliyiintaasi waxay Tacsi u dirayaan Qoraa Sayid Maxamed Yuusuf Jaamac (Dhegay), oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Aabbihii Marxuum Maxamed Yuusuf Jaamac (Dhegay) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Waxaanay Marxuumka ALLE uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo Ehelkii Qaraabadii, Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo Aamin Aamin Aamin…………..

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>