Madaxtooyada JSL, Mudane Maxamed Muuse Abees, Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, Xoghayaha gaarka ee Saxaafada Madaxtooyada JSL, Naasir Yuusuf Daahir, Protocolka Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi), Protocol ku xigeenka Madaxtooyada Caydaruus Mahdi Xaashi.
Dhamaan Masuuliyiintaasi waxay Tacsi u dirayaan Qoraa Sayid Maxamed Yuusuf Jaamac (Dhegay), oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Aabbihii Marxuum Maxamed Yuusuf Jaamac (Dhegay) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Waxaanay Marxuumka ALLE uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo Ehelkii Qaraabadii, Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo Aamin Aamin Aamin…………..