-
Published On: Sat, May 14th, 2011

Tacsi Marxuum C/rashiid Cige Mataan

Smiley face
Share This
Tags

Dhamaan Gudida Kormeerka Xabsiyada Somaliland oo kala

1 Gudoomiyaha  Gudidda  Prof.  Cabdilahi Jaamac  Cali (C/llaahi Qurus)
2 Gudomiye ku xigenka Fadxiya Baaruud Cali
3 Xog hayaha Maxmed Weli
4 Faysal Daahir Camud
5 Abdi raxmaan Aadan sh Haaruun
6 Cabdilaahi Xaji Jaamac , Dhamaan waxay tacsi  u dirayaan   Luul Xasaan Mataan iyo dhamaan  qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxay MARXUUM  CABDI-RASHIID CIGE  MATAAN oo ku geeriyooday Boorame 11 May 2011 waxayna Illaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo marxuumka iyagana samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>