Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ) waxa uu Tacsi u dirayaa

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo uu ka tacsiyadaynaayo geerida naxdinta leh ee ku timid ADEERKII SAXARDIID MAXAMED SICIID.

Waxa kale oo uu madaxweynuhu tacsidan mid la mid ah u dirayaa Eheladii, Qarabadii, Asxaabtii, iyo Qoyskii uu ka baxay MARXUUN SAXARDIID MAXAMED SICIID.

Marxuumka oo lagu aasi-doono beri (Axada) magaalada Burco, waxa uu Madaxweynuhu MARXUUMKA ILLAAHAY uga baryayaa inuu Naxariistii  Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

INNAA ILLAAHI WA INNAA ILLAAHI RAAJUCUUN

Xafiiska  Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Tacsi Marxuum Saxardiid Maxamed Siciid

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

1.       Xirsi Cali Xaaji Xasan ( Chief of Cabinet-ka M/JSL)

2.       Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)- Afhayeenka M/JSL

3.       Maxamed Cilmi Aadan ( Ilkacase)- Chief of Protocol-ka Madaxtooyada

4.       Bashiir Cabdi Xariir (Madaxa Siyaasada iyo Xidhiidhka Gollayaasha

5.       General Faysal kaamil Ciise  ( Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL)

6.       Maxamed Muuse Abaas ( Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xisbiyada)

7.       Maxamuud CabdilaahI Xarbi ( Agaasimaha Maamulka Madaxtoooyada)

8.       Amina Maxamuud Diiriye ( Maareeyaha Sama-falka Madaxtooyada)

9.       Maxamed Xirsi Xasan ( Agaasimaah Xisaabaadka Madaxtooyada )

10.    Cali Axmed Cali ( Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL)

11.    Maxamed Warsame ( Tiiti) Xog-haya Labaad ee Madaxeynha JSL)

12.    Xil. Maxamuud Nuur Sugaal

13.    Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)- Madaxa Munaasibaadka Madaxtooyada

14.    Cabdiqani Xuseen Baynax

15.    Naasir yuusuf Daahir  ( Nasir Naska)

16.     Siciid Axmed Cawil

17.    Cabdiqani Axmed Askar

18.    C/kariin Axmed Jaamac

19.    Guuleed Cabdi Axmed

20.    Maxamed Ismaaciil Daahir

21.    Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo

22.    Mowliid Maxamuud Xaashi

23.    Cabdiraxmaan Axmed Faarax

24.    Mahad Cabdoo Cumar

25.    Caydaruus Mahdi Xaashi

26.    Maxamed Cabdi Yoonis

27.    Hodan Axmed Jaamac

28.    Xamda Cumar Cabdi

29.    Maxamed Sheekh Daahir

30.    Riyaad Maxamed Yuusuf

Dhammaan Shaqaalaha iyo Madaxda kala Duwan ee  Madaxtooyada JSL waxay Tacsi u dirayaa, Marxuum Saxardiid Maxamed Siciid oo xalay ku geeriyooday magaalada Burco, maantana lagu aasay.

Marxuumka Ilaahay Naxariistiisa Janno ha ugu deeqo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ha ka siiyo.  Aamiin……Aamiin……Aamiin…………………….

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *