Waxaan tacsi u dirayaa xaaska, ubadka, walaal iyo waalid, ehel, qaarbo,

 xigto iyo xigaal, asxaab,warbaahinta Soomaliland, iyo shacbiweynaha qadariya halyeeyadooda, geerida naxdinta leh ee ku timid Cabdirisaaq Maxamed Dubad oo ahaa Agaasimaha Radyow Hargeysa, horyna u ahaa Guddoomiyaha Radio Horyaal. 

ILLAAHAY marxumka janadii Fardowsa ha ka waraabiyo. Cabdirizaq wuxuu ahaa geesi soo halgamay oo aan ka waaban runta iyo waxa uu aminsanyahay, wuxuu ahaa halyay qaran. Cabdirizaq Dubad wuxuu ahaa adoon u dhashay akhlaaq iyo wanaag oo inta aan aqaannay dad uu isu jiido mooyaane aan erayada dadka dhiba ama kala kaxeeya aan aqoon . Wuxuu ka tagay ubad aad wada biyo ah oo aan waxba kala waawaynayn.
 Waxaan ka codsanayaa qofkii gacan ka gaysanaya tabruc inuu u fidiyo qoyaskii u ka geeriyooday  marxuum Cabdirizaq Maxamed Dubad inuu ka gaysto.

INNAA LILAAH WAA INNAA ILAYHI RAJUCUUN”
Ahmed Arwo
President
Somaliland Democracy Shield
409 6421

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *