Gudoomiyaha Shebekada warbaahinta ee Araweelonews Carraale M. Jama, Tafaftiraha wararka ee Araweelonews Arata  Abyan,  wasiir dawlihii hore ee Macdanta iyo Biyaha Somaliland, Farxaan Jaamac Ismaaciil, waxay tacsi u diyarayaan

Dhamaan Reer Maxamed Case iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuumad Ifaraax Maxamed Case oo Illaahay ha u naxariistee galabta 20, Oc 2010 ku geeriyootay Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. waxayna Illaahay uga baryayaan inuu marxuumadaa janadii fardawsa ka waraabiyo, eheladii qoyskii iyo qaraabadiina samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
sidoo kale AABE AXMED FAARAX MATAAN IYO HOOYO CAASHA XAAJI DUCAALE
MAXAMED AXMED FAARAX IYO XAASKIISA
CABDIRAXIIM MAXAMED AXMED
CABDIRAXMAN MAXAMED AXMED
HODON AXMED FAARAX
XUSEEN JIRE IYO FAADUMO AXMED FAARAX
XUSEEN NUUX XAAJI DUCAALE IYO KHADRA AXMED FAARAX
CABDILAAHI AXMED FAARAX
JAAMAC AXMED FAARAX IYO XAASKIISA IYO CARUURTIISA
CABDIRAXMAAN AXMED FAARAX IYO XAASKIISA
HIBO AXMED FAARAX
CABDIRISAQ AXMED FAARAX
XUSEEN AXMED FAARAX
 
DHAMAANTOOD OO KALA JOOGA HARGEYSA, BRISTOL, QAAHIRA, OSLO, KRISTIANSAND IYO MAGAALADA ÅLESUND EE DALKA NORWEY,  Reer Axmed Faarax waxay tacsi u dirayaan Dhamaan Reer Maxamed Case,  iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuumad Ifaraax Maxamed Case oo Illaahay ha u naxariistee galabta 20, Oc 2010 ku geeriyootay Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. waxayna Illaahay uga baryayaan inuu marxuumadaa janadii fardawsa ka waraabiyo, eheladii qoyskii iyo qaraabadiina samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin Aaamiin Aaamiin.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *