Tacsi Geerida Marxuum Maxamed Cabdi Axmed Daad

Inaa lilaaah Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Tafaftirayaasha iyo Hawl-wadeenada

 Tafaftirayaasha iyo Hawl-wadeenada Shebekada wararka ee Araweelonews, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Siciid Yuusuf Cabdillahi, iyagoo uga tacsiyadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee Abtigii Alla hawnaxariistee Marxuum Caqil Maxamed Cabdi Axmed Daad oo 17 Nov 2010 ku geeriyooday magaalada Cardiff ee UK. Sidoo kale waxay maamulka Tafaftirayaasha iyo hawl-wadeenada Shebekada wararka ee Araweelonews tacsi taa la mid ah u dirayaan ilma Maxamed Cabdi Axmed Daad iyo Dhamaan Reer Ahmed Daad iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridiaa Naxdinta ah eek u timi. Waxayna Illaahay uga baryayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumkana Illaahay janadii Fardawsa ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aaamiin.

Published
Categorised as Tacsi

Leave a comment

Your email address will not be published.