-
Published On: Tue, Aug 28th, 2012

TACSI MADAXWEYNE KU XIGEEN

Smiley face
Share This
Tags

Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Asxaabtii iyo  Qaraabadii  uu

ka baxay MARXUUM IBRAAHIM MAGAN NUUR oo ku geeriyooday 27/08/2012 Gobolka Awdal gaar ahaan Magaalo madaxda Boorama, laguna aasi-doono 28/08/2012 Boorama.

Marxuumku waxa uu ka mid ahaa waxgaradka iyo Waayeelka Gobolka Awdal sidoo kale waxa uu mar ahaa Marxuumku Maayarka Magaalada Boorama.

Madaxweyne ku xigeenku waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo MARXUUMKA, Ehelkii, qaraabadii, Asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ina siiyo

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>