-
Published On: Tue, Aug 28th, 2012

TACSI MADAXWEYNE

Smiley face
Share This
Tags

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Diiriye Nuur (Abiib Timacad) Ehelkii,

Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Qoyskii ay ka baxay MARXUUUMA, KHADRA XASAN KAAHIN oo ahayd Xaaskii La-taliyaha Madaxweynaha mudane Abiib Timacad.
Marxuumada oo ku geeriyooday magaalada Jig-jiga ee kililka shanaad ee Ethiopia, 25/08/20102, laguna aasay Jigjiga.
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumada inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ay ka baxaydayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>