Inaa Lillaahu Wa Inaa Ilayhu Raajucuun

Tafaftiraha Shebekadda Araweelonews Carraale M. Jama, Maamulka , Hawl-wadeenada  iyo weriyayaasha  Araweelonews, waxay  tacsi u

 

 

dirayaan Dhamaan Reer Canbe iyo Xaaskii Marxuumka Nuura Haashi Muuse iyagoo ka tacsidayaynaya Gerrida nacdinta leh ee ku timi Marxuum Muqtaar Axmed Cabdi (Muqtaar Canbe) oo ku geeriyooday 1 April 2012 Adna Hospital, maantana  lagu aasay  xabaalaha Xeedho ee Woqooyiga Magaala Hargeysa, waxyna Illaahay uga baryayaan  Marxuumka inuu  Jannadii Fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna  samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin. Aamiin Aamiin
Sidoo kale Tacasi Taa la Mid ah waxa  diraya Cali Cumar Xasan Guuleed,  Axmed Cumar  Xasan Guuleed,  Cabdixakiim  Cumar  Xasan Guuleed, C/llaahi Cumar Xasan Guuleed, Sitiin Cumar Xasan Guuleed, Siciid Cali Nuux,  Axmed Cumar Toosh, Faysal  Barre Kabayle,  Muqtaar Nuux Caalin iyo Dhamaan Guled  Park  Restaurant, waxay tacsi u
dirayaan Reer Axmed Cabdi Canbe iyo Xaaskii Marxuumka Nuura Haashi Muuse iyagoo ka tacsidayaynaya Gerrida nacdinta leh ee ku timi Marxuum Muqtaar Axmed Cabdi  (Muqtaar Canbe) oo ku geeriyooday 1 April 2012 Adna Hospital, maantana  lagu aasay  xabaalaha Xeedho ee Woqooyiga Magaalada  Hargeysa, waxyna Illaahay uga baryayaan  Marxuumka inuu  Jannadii Fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna  samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin. Aamiin Aamiin

 

TACSI  IN-NAA LI-LAAHI WA-INAA ILLAYHI RAAJUCUUN

Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mduane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu tacsi u dirayaa Reer Axmed Cabdi Canbe iyo Xaaskii Marxuumka Nuura Haashi Muuse iyagoo ka tacsidayaynaya Gerrida nacdinta leh ee ku timi Marxuum Muqtaar Axmed Cabdi  (Muqtaar Canbe) oo ku geeriyooday 1 April 2012 Adna Hospital, Axadii 1 April-na  lagu aasay  xabaallaha Xeedho ee Woqooyiga Magaalada  Hargeysa.
waxyna Illaahay uga baryayaan  Marxuumka inuu  Jannadii Fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna  samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin. Aamiin Aamiin

Sidoo kale Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mduane, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu tacsi taa la mid ah u dirayaa Tafaftiraha Wargeyska Madaxa banaan ee Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), isagoo  ka tacsiyadaynaya  Geerida ku timi Inaadeerkii Marxuum Mukhtaar Axmed Cabdi ( Muqtaar Canbe), oo ku geeriyooday Magaalada Hargeisa 01/04/2012.
Af-hayeenku waxa uu illaahay uga rajaynayaa marxuumka inuu jannatu Fardawsa ka waraabiyo, Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

TACSi  IN-NAA LI-LAAHI WA-INAA ILLAYHI RAAJUCUUN

IN-NAA LI-LAAHI WA-INAA ILLAYHI RAAJUCUUN
Ayaanle Xaaji Cabdi Cawad, Sacad Maxamed Maxamuud,  Maxamed Maxamud Xirsi, Xamse Ibraahim  Axmed (Gaagaale), Axmed Xaashi Muuse, dhammaan asxaabtasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  ehelka, qaraabada, asxaabta uu ka baxay Allaah ha u naxariistee marxuum Muktaar Axmed Cabdi (Muktraan Cambe) oo 1 April 2012 ku geeriyooday magaalada Hargeysa, waxayna si gaar ah tacsi ugu dirayaan xaaskiisa Nuura Xaashi Muuse, waxayna leeyihiin illaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo, marxuumkana jannadiisa Fardawsa ha ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

IN-NAA LI-LAAHI WA-INAA ILLAYHI RAAJUCUUN

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *