-
Published On: Sat, May 28th, 2011

Tacsi Ku Socota Madaxweyne Xigeenka Somaliland

Smiley face
Share This
Tags

Madaxweynaha JSL. Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu tacsi u dirayaa Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu ka tacsi-yadaynaayo  Geerida Naxdinta leh ee ku timid  Adeerkii MARXUUM AADAN ISMAACIIL SHIRE oo ku

 

geeriyooday 27/05/2011 Wadanka Jabuuti.

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi-dan mid la mida u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo  Asxaabtii  uu Ka Baxay MARXUUM AADAN ISMAACIIL SHIRE.

Madaxwaynuhu waxa uu Illaahay uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabdii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuunku uu samir iyo iiman ka siiyo.

IN-NAA ILLAAHI WA IN-NAA ILLAAHI RAAJUCUUN

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
Sidoo kale Tafaftiraha shebekada Araweelonews Carraale M. Jama waxay  tacsi u dirayaan  Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyagoo ka tacsi-yadaynaya  Geerida Naxdinta leh ee ku timid  Adeerkii MARXUUM AADAN ISMAACIIL SHIRE oo ku geeriyooday 27/05/2011 Wadanka Jabuuti. Waxayna  Illaahay uga baryayaan  Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabdii iyo Asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iiman ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

IN-NAA ILLAAHI WA IN-NAA ILLAAHI RAAJUCUUN

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>