-
Published On: Tue, May 24th, 2011

Tacsi Marxuum Chief Caaqil Saleebaan Maxamed Nuur

Smiley face
Share This
Tags

Maayarka Degmada Ceel-Afweyn Mursal Askar Mire  iyo qoyskiisu waxay  tacsi  u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo eheladii

uu ka baxay Marxuum Chief  Caaqil Saleebaan Maxamed Nuur oo 24 May ku geeriyooday Degmada Ceel-A fweyn.  Waxayna Marxuumka Illaahay uga baryayaan inuu janadii fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Inaa Lilaah wa Inaa Ilayhu raajiciin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>