Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid,

Maamulaha R& FE Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid Faarax Axmed, Maamulaha Gnacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maaulaha SOMTEL, Siciid Maxamed Siciid, Maamulaha DBI, Dr. Mohamed Abdi Nour,  iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum CALI DIIRIYE CIGAAL oo ka tirsanaa saraakiisha sare ee Shirkadaha Dahabshiil, oo ku geeriyoodey magaalada London ee Waddanka UK. Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa iyo dhammaan asxaabtiisiiba; marxuumkana Jannadii Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo. Aamiin. Aamiin.

Published
Categorised as Tacsi

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *