-
Published On: Mon, Oct 29th, 2012

Tacsi Ku Socota Bahda Saxaafada Somaliland

Smiley face
Share This
Tags

Waxan halkan uga tacsiyadeynayaa anigoo ah Prof. Mohamed Ahmed Farah (Jaafaa), ugu horeyn Shacabka reer Somaliland gaar ahaan Bahda Saxaafada Somaliland  iyo dhamaanba eheladii, qaraabadii, asxaabtii uu ka baxay  Alla ha u naxariistee Marxuum Weriye

Axmed Faarax Ilyaas (Saakin) oo ku geeriyoodey magaalada Laascaanood, waxanan marxuumka Ilaahay uga baryayaa in uu marxuumka Janadiisa farduusa ka waraabiyo, eheladii iyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

INNAA LILLAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>