-
Published On: Sat, Jul 26th, 2014

Tacsi Geerida Marxuum Aqoonyahan Khadar Cabdi Jaamac Xujaale INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.

Smiley face
Share This
Tags

Tafaftiraha Shebekaddaha Araweelo News Network iyo Arraweelo.com Carraale M. Jama, dhamaan Maamulka hawl-wadeenada iyo shaqaalaha

shebekadaha Araweelooyinka, Gudoomiyaha Wargeyska Jamhuuriya Khaliif Nuux Sheekh, Tafaftiraha Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi (Ciro), Cali Jaamac Maxamed (Cali Dheere) oo ka mid ah soo saarayaasha Jamhuuriya, Tafaftiraha Shebekadda Berberanews Maxamed Siciid( Xarrago), Caaqil Caamir Gaax-nuug Furre, Musate Cabdullaahi Ciise, Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Ilma Cabdi Jaamac Xujaale, iyagoo ka tacsiyaynaya geeridii ku timi Marxuum Aqoonyahan Khadar Cabdi Jaamac Xujaale Oo 26 July 2014, Ku Geeriyooday Cusbitaalka Hargeysa,
, Marxuumka oo kasoo jeeda Qoys ka mid ah Qoysaska ugu caansan Magaalada Hargeysa, waxa isla habeenkii Sabtida 26 julay 2014,   lagu aasay Xabalaha Woqooyiga Magaalada ee Xeedho, waxayna
Illaahay uga Baryaynaa inuu Marxuumka Naxariistii Jana fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii iyo asxaabtiina Samir iyo Iimaan sareecana ka siiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.

 

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>