Wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan,  Afhayeenka Madaxtooyada JSL Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Maxamed Cilmi Aadan ( Ilkacase )
Maareeyaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada, Marwo Aamina Maxamuud Diiriye
Agaasimaha Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar
Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL, Maxamed Xasan Xirsi
Madaxa Xafiiska Siyaada iyo Golayaasha ee Madaxtooyada JSL, Mudane Bashiir Cabdi Xariir
Agaasimaha Maamuuska iyo Xafladaha Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Saqadhi iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada JSL,

waxay Tacsi u dirayaan Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL, Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida naxdinta leh ee ku timid Abtigii ISMAACIIL MAXAMED MACAASH oo ku geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeisa 01/08/2011.

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka siiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Dhamaan Asxaabtii uu ka geeriyootayna samir iyo Iiman ka siiyo.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *