Badhasaabka Gobolka Saaxil, Maxamuud Cali Maxamuud Saleebaan, Maayarka Degmada Berbera Cabdalle Maxamed Carab, Xoghayaha Dawladda Hoose Cali Maxamed, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, Xildhibaan Aadan Xaaji Diiriye Dirir, Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire,

Wasiirka Qorshaynta Dr. Sacad Cali Shire, La-taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca ciidanka Saleebaan Cumar-ku-joog, Agaasimaha biritikoolka Madaxtooyadda Maxamed Cimi Aadan (Ilkacase) , Agaasimaha wasaaradda deegaanka Maxamed Faarax iyo Agaasimaha Wasaaradda Kalluumaysiga Cabdiraxmaan Cawil Xasan

Dhammaan masuulliyiinta iyo xildhibaannada kor ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, ehladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuum Saleebaan Cali Kooshin,oo maanta  14 Sep 2011, lagu aasay Hargeysa,  gaar ahaan waxay tacsidan gaadhsiinayaan Suldaan Cusmaan Suldaan Cali Kooshin.

Waxay Ilaahay uga baryayaan  Marxuumka inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Aamiin Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *