-
Published On: Wed, May 9th, 2012

Tacsi Geerida Xaaskii Agaasimaha Guud Ee Dib U Dejinta Somaliland

Smiley face
Share This
Tags

Wasiirka Madaxtooyada JSL    Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,   Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)


Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdi Xasan Madar, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha 
Marwo. Amaal Xaaji Axmed Miisaan, Agaasimaha Xafiiska Samafalka Madaxtooyada, Aamina Maxamuud Diiriye , Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweynaha JSL  Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada, Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada ,  Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada,  Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka.

Dhamaan Masuuliyiintani waxay Tacsi u dirayaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta JSL, Mudane Cali Maxamed Biikalo oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Xaaskisii MARXUUMA FAYSA ISMAACIIL BARRE oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa 08/05/2012 laguna aasay Hargeysa.

Masuuliyiintani waxa ay EEBBE uga baryayaan Marxuumada in uu Naxariistii Janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Caruurtii ay ka geeriyootayna Samir iyo iimaan alle ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>