-
Published On: Thu, Sep 15th, 2011

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Qoyskii Reer Cali Kooshin

Smiley face
Share This
Tags

Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Suldaan Cismaan Xaaji Cali Kooshin iyo Ehelkii,

Qaraabadii, Asxaabtii, oo ku tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid MARXUUM SALEEBAAN XAAJI CALI KOOSHIN oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa laguna aasay Shalay 14/09/2011 Isla Magaalada Hargeisa.

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>